WASAARADDA QORSHAYNTA OO U YEERTAY HAY’ADDA DIAKONIA .
Garoowe: 21 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo ay weheliyaan gudiga dib u eegista mashaariicda…
WASAARADDA QORSHAYNTA OO U YEERTAY HAY’ADDA DIAKONIA .
Garoowe: 21 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo ay weheliyaan gudiga dib u eegista mashaariicda…
AGAASIMAHA GUUD OO QAYB GALAY SHIRKA WASAARADDAHA MAALGASHIGA .
Garoowe: 12 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda xiriirka Caalamiga Barkhad…
AGAASIMAHA GUUD OO LA KULMAY MAXADKA SIDRA .
Garoowe: 09 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah Ayaa maanta la kulmay Agaasimaha Mac-hadka Cilmi baaridhta…
DHISMAHA GOLAHA HORUMARINTA DHAQAALAHA PUNTLAND OO LAGU DHAWAAQAY.
Garoowe: 08 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan Horumarinta dhaqaalaha Puntland, Kaasi oo ku qabsoomay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorshaynta ayna…
AGAASIMAHA GUUD OO LA KULMAY BAH-WADAAGTA MASHRUUCA BIYOOLE .
Garoowe: 08 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Beeraha…
WASIIRKA OO LA KULMEY WEFTI KA SOCDA HAY’ADDA CARE INTERNATIONAL
Garoowe:- 08- Aug-2023: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo madaxa hay’adda Care…
AGAASIMAHA GUUD OO LA KULMAY DUQA DEGMADA BOOSAASO.
Garoowe: 2 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah ayaa Xafiiskisa ku qaabilay Duqa Degmada Boosaaso ahna Wasiir ku xigeenka wasaaaradda Qorshaynta Xasan Cabdalle…
AGAASIMAHA GUUD OO KA QAYB GALAY SHIRKA KICINTA CASHUURAHA .
Garoowe: 2 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Xisaabiyaha guud ee Dowladda Puntland ayaa…
WASIIRKA OO KA QAYBAGALAY XIRITAANKA TABABARKA SHAQAALAHA RAYIDKA AH
Garoowe: 30-Jully-2023: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane: Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kaga-qaybgalay munaasabadda xiritaanka tababarka Shaqaalaha Rayidka ah, kuwaas…