Tue. May 7th, 2024
guduudow

Garoowe: 12 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda xiriirka Caalamiga Barkhad Muuse Ayaa shir gudoomiyey shir looga hadalyey hormarinta maalgashiga Puntland .

Shirka oo ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha Tiirka maalgashiga ayaa soo jeediyey Warbixino ka hadlaya hormarinta Istaraatiijiyada maalgashiga Puntland, ilaha dihin iyo fursadaha laga maalgashan karo Puntland .

By Admin