Tue. May 7th, 2024

Garoowe: 2 August 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Eng Abdulkadir A Farah ayaa Xafiiskisa ku qaabilay Duqa Degmada Boosaaso ahna Wasiir ku xigeenka wasaaaradda Qorshaynta Xasan Cabdalle Xasan .

Kulanka oo ahaa isxog wareysi ayaa masuuliyiintu ka wada hadleen dardar galinta Wajiga 1aad Mashruucii dhawaan la daah-furay ee SAAMEYNTA iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda Degmada Boosaaso, si loogu sameeyo daba gal iyo qiimayn.

By Admin