Wed. Oct 4th, 2023

Garoowe: 30-Jully-2023: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane: Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kaga-qaybgalay munaasabadda xiritaanka tababarka Shaqaalaha Rayidka ah, kuwaas oo dhameystay Waxbarashada Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *