Sun. May 19th, 2024

Bosaaso, 27-Jul-2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Eng. Cabdulqaadir Cabdidaahir Faarax oo Howlo shaqo ku jooga Magaaladda Bosaaso ayaa la kulmay Duqa degmada Boosaaso Xasan Cabdalle Xasan .

Duqa Degmada ayaa Warbixin kooban ka siiyay Agaasimaha Mashaariicda hormarineed ee Degmada ka socda, iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayen dhamaystirkeeda .

By Admin