Sun. May 19th, 2024

Garoowe: 20-Jul-2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng: Cabdulqaadir Cabdidaahir Faarax ayaa saaka kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Shaafici Maxamed Ismaaciil .

Kulanka ayaa ahaa mid u dheexey Wasaaradda Degaanka, daaqa iyo isbadalka Cimiladda iyo Wasaaradda Qorshaynya ayaa looga hadlayey Wada shaqaynta Wasaaraddaha iyo taaba galinta Qorshaha hormarinta Shanta sano Dowlallad Puntland Qaybta Degaanka iyo Daaqa .

By Admin